Direct naar het hoofdmenu

Af Soomaali

Dhexgal oo baro afka Dhatjka!

Ka-qaybgalka Lelystad iyo mujtamaca Datjka wuxu ka bilaabmaa ku hadalka Datjka. Markaad ku noolshahay (gudaha Nadarllaands) aad ayey muhiim u tahay inaad fahamto, ku hadasho, akhrido oo qorto Datjka. Oo waa inaad taqaano sida dadka Dajku u nool yihiin ee u shaqeeyaan.

Dhexgalka macnihiisu waa barashada Datjka, iyo barashada iyo Datku u nool yihiin ee u shaqeeyaan. Waxaad ku dhexgali kartaa haddii aad raacdo tabtan. Waa inaad racdo tabtan dugsiga dhexdiisa: Baro Datjka, markaas waxaad baranaysaa waxa la xidhiidha Lelystad iyo Nadarlaanda. Waxa kale oo fiican inaad ku tababarato afka oo aad la hadasho ku kale ee ku hadla Datjka.

Waxaad qaadan doontaa imtixaan si loo garto haddii aad taqaan in ku filan afka Datjka. Kan waxa la yidhaa imtixaanka dhexgalka: marka aad dhaafto imtixaanka waxaad ku hadashaa in ku filan Dhatjka si aad uga qaybgasho Lelystad iyo mujtamaca Datjka.
Kaqaybgalka Lelystad iyo mujtamaca datjku aad ayuu muhim u yahay. Sababtan awgeed waxaan dhignay heshiiska daruuriga ah ee Xeerkan, ‘Xeerka Dhaxgalka’. Xeerkani wuxu qeexayaa in dhexgalku qasab ku yahay badi dadka u yimaad inay ku noolaadaan Nadarlaands. Waxa dheer, dhexgalku wuxu qasab ku noqon karaa dadka ku noolaa Nadarlaands in muddo ah. Miyaad rabtaa inaad ogaato haddii aad rabto ama lagaa rabo inaad dhexgal samayso? Haddii ay sidas tahay, la xidhiidh dawladda hoose ee ka nooshahay.

Miyaad awoodaa inaad ku hadasho Datjka? Miyaad qabtaa su’aalo la xidhiidha barashada Dhatjka? Haddii ay sidaas tahay, weydii xubin ka mid qoyskaaga, saaxiibkaa, macarif ama wadaagaa inuu kaa gargaaro. Waxay ka akhri karaan dhammaan macluumaadka la xidhiidhka barashada Dhatjka boggan internetka. Waxa dheer, waxay kuula xidhiidhi karaan dawladda Hoose. Wac 0320-278766 ama na soo booqo.

Lambarka talefoonka unugga dhexgalka ee dawladda Hoose ee Lelystad waa: 0320-278766
Iimayl: inburgeren@lelystad.nl, Bogga Internetka: www.lelystad.nl/inburgering Cinwaanka: entrance,  Stadhuisplein 2, Lelystad

Waxa lagu soo dhawaynayaa Isniinta ilaa Khamiista laga bilaabo 8.30 subax – 17.00 galab. Iyo Jimcaha 8.30 subax. – 14.00 galab.

Waxaan rajeynaynaa inaan ku aragno dhawaa!
Unit Inburgering municipality of Lelystad
Wac 14 0320

 

Vond u dit een nuttig artikel?
Bedankt voor uw reactie!
Waarom voldeed dit artikel niet aan uw wensen?
Geef reactie

Overige verwijzingen

Zoeken
In dit formulier kunt u een zoekterm intypen. Door op de zoek te klikken wordt de zoekopdracht uitegevoerd.
Partners 
Tiff Company ROC Flevoland

Unit Inburgering

Bezoekadres

Stadhuisplein 2,  Lelystad

Telefoonnr. 14 0320
Email gemeente@lelystad.nl

Openingstijden

Maandag t/m donderdag
08.30-17.00 uur
Vrijdag 08.30-12.00 uur

Contactformulier

© Gemeente Lelystad 2010 Privacy statement - Colofon - Disclaimer

Afzender
Gemeente Lelystad

Hoofdnavigatie

Metanavigatie